Australian Childhood Foundation logo
  • Skip to main navigation
  • Skip to content
  • Skip to secondary navigation
  • Home
  • Contact

  • WaalidnimadaMa ka fekeraysaa inaad waalid noqoto?
  • Waaya-aragnimoFahamka waaya-aragnimada carruurta
  • KoritaankaFahamka koritaanka carruurta
  • Wax ka qabashadaWax u qabashada carruurta
  • Helida caawimadaMaclumaad wax ku oolla
‹ Previous Next ›

Raadi kaalmo

Dadka ku hawlan carruurteena wanaagooda waxaa ka go’an wixii la xiriira xuquuqda carruurteena, iyo soo-afmeerida dhibaataynta ilmaha. 

Find Help

Isqor si aad u hesho warsidaha 


Welcome!

Ku soo dhowaada websaytka Korinta Carruur heerkooda sarreeyo. Waa goobta xogta waalidka taas oo ay ku qoran yihiin macluumaad kaa caawimi kara inaad koriso ilmo kalsooni isku qaba.

 

Inaad noqoto waalid waa shaqada ugu muhiimsan oo aad qaban karto. Waxay noqon kartaa mid waarta. Maaha inaad wax walba ogaato had iyo jeer. Xaqiiqa ahaan, carruurta iyo waalidku waxbay kala bartaan. Markaan sii fahamno carruurteenaba, waxaan sii baranaynaa sidaan u caawimi lahayn inay koraan oo horumaraan.

Language

  • Amharic
    አማርኛ
  • Khmer
    option
  • Arabic
    العربية
  • Macedonian
    Македонски
  • Chinese
    中文
  • Somali
    Soomaali
  • Croatian
    Hrvatski
  • Spanish
    Español
  • Dari
    دری
  • Swahili
    Kiswahili
  • Dinka
    Thuɔŋjäŋ
  • Tigrinya
    option
  • English
    default
  • Turkish
    Türkçe
  • Farsi
    فارسی
  • Vietnamese
    Tiếng Việt

Parenting

Sida ilmuhu wax u arko

Sida ilmuhu wax u arko

Markii aan wax badan ka ogaano carruurtaba wax badan ayaan u qaban karaynaa. Mid ka mid ah dariiqooyinka aan sidaas ku samayn karo waxa weeye in aan soo xasuusano ilmanimadeenii dabadeedna malayno sida ilmuhu adduunka u arko.

Children

Doorka Ilmaha

Doorka Ilmaha

Waalid ahaan waxaad badanaa ku bixisaa waqtigaaga inaad ahaato waalid wanaagsan, adoo samaynaya wax kasta oo aad u awoodo ilmahaaga marka aad isu miisaamayso baahida iyo dalabka nolol mashquulla.

Babies

Fahmida ilmahaaga la hadalkiisa

Fahmida ilmahaaga la hadalkiisa

Keenida guriga ilma cusub waxay ku noqon kartaa farxad iyo cabsi ilmaha iyo waalidiintaba. Hawsha ugu weyn oo daryeelida ilma cusub waa in la xaqiijiyo in ilmaha yar baahidiisa wax laga qabtay. Baahida carruurta yari waa asaasi: carruurtu way gaajootaa, daalaan waana dhibanaan karaan.

  • Parenthood

    • Sida ilmuhu wax u arko
    • Waalid noqoshada
    • Doorka Ilmaha
    • Ka xafidida ilmaha inay wax ku dhacaan
    • Ilma walbaa waa ka duwan yahay kan kale
    • Fahmida naftaada waalid ahaan
    • Waalidnimada cadaadiska haysta
    • Maaraynta khilaafka waalidka
    • Waalidnimada ilmaha qofkaad is-qabtaan
    • Waalidnimada marka labada waalidba shaqaynayaan
    • Xanaanada ayeeyada/awoowaha
  • Experiences

    • Ilma Walbaa Waa Muhiim
    • Ma kuu sheegay dhowaanahan in aan ku jeclahay
    • Erayada iyo ficiladu waa dhaawici karaan..
    • Baqdin iyo welwel
    • Qoysas Farxaana oo Xoogan
  • Development

    • Maxay sanadaha ugu horreeyaa ilmaha noloshiisa muhiim ugu yihiin?
    • Ilmaha cayaartiisu waa masuuliyada waalidka?
    • Fahmida ilmahaaga la hadalkiisa
  • Responding

    • Qaabaynta dabeecada ilmaha
    • Maxay carruurtu wax qalad ah u sameeyaan?
    • Wallaalaha Gabdho iyo Wiilal
    • Aqbalaada kala duwanaanshaha
    • Caawimida carruurtu waxay wax ka qabataa xilliyada adag
    • ‘Dhegaysiga’ carruurtaada
  • Find Help

    • Helida caawimada

The Australian Childhood Foundation is a not-for-profit organisation that works tirelessly to support children and families devastated by abuse, family violence and neglect.

Australian Childhood Foundation © 2013 All Rights Reserved. ABN 28 057 044 514